Dhageyso: Cudurka Shuban Biyoodka Oo Ka Dilaacey Caasimada KGS Ee Degmada Baraawe

0
441

Baraawe(INO)- Gudoomiyaha degmada Baraawe ee gobolka Shabelaha Hoose Xuseen Bare Maxamed Jeex ayaa ka dad gaaraayo ilaa 10 Ruux oo degmadiisa ugugeeriyootay cudurka shuban-biyoodka oo ka dilaacay magaalada Baraawe.

Gudoomiye Xuseen Bare  ayaa intaas raaciyay in dad kale oo gaaraayo 40 ruux hadda ay xanuunkan u jiifaan isbitaalka degmada, wuxuuna ugu baaqay Hay’adaha gargaarka ee ka howlgala gobolka Shabelaha Hoose inay gurmad caafimaad la soo gaaraan dadka xanuunsan.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baraawe