Taariikh Nololeedkii Marxuum Ibraahim Muuse Heerow

0
475

Baydhabo (INO) –  Hormuudka Jaamacada Southern Somalia Maxamed Cali Kalaay, macalimiinta iyo guud ahaan ardeyda Jaamacada Koonfurta Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan reer Koonfur Galbeed, Ehelka iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Marxuum Ibrahim Muuse Heerow . Waxayna marxuumka Ilaahey uga baryayaan in Janadii fardowsa aheyd geeyo, qaraabadii iyo dadkii kale uu ka tageyna samir iyo iimaan ka siiyo.

heerow1

Taariikh Nololeedka Marxuum Heeroow oo dhameystiran halkaan ka akhriso: C.V Herow

Idaale News Online.