London(INO)- Jaaliyada Koonfur Galbeed Soomaaliye Ee Magaalada London ayaa Baroor diiq u sameeysey dadkii noolasha lagu gubey Degaan hoostaga Degmada Marka Ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose.
Jaaliyada ayaa waxay cambaaraysey falkii lagu gubey halkaas Qoys , sidoo kalena waxay arintan dusha ugu tuureen Madaxweynaha Dowlada Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Waxayna Sheegeen inay dacwad ay u gudbiyeen Madaxda Dambiyaa Aduunka Ee ICC iyo weliba Baarlamanka Wadanka UK.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, London