Saakow(INO)- Degmada Saakow Ee Gobolka Jubbada Dhexe Ayaa Waxaa Laga Soo Sheegeyaa In Degmaadsi Uu Ka Dilaacmey Cuduro Farabadan Uu Kamid Yahay cudurka Shuban Biyoodka.
Sida ay Sheegdey wasaarada caafiimadka Dowlada Soomaaliya isla markaana inta l oghaya 12 qof Ay U Dhintey cudurkaasi Ay U badan Yihiin Carruur. Degmada Ayaanan Jiran Xarun Caafimaad Oo Wax ka qaban Karo Xaalada Halkaasi Ay Kajirto.
Guduumiyaha Degmada Saakow Ee Gobolka Jubbada Dhexe Sheekh Ridwaan Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Dhibaatada Ay Kajirto Degmadaasi Ah Lagu Sii Fiirsado Ay Dhici Karto In Ay U Dhintaan Dad Aad U Tirabadan.
Gudoomiyaha Degmada Saakow Sheekh Ridwaan Ayaa Ugu Warbixiyey Arimahaasi Warbaahinta Idalenews.com
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed {Ateera}