Dhageyso: Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo Ka Hadley Hanaanka Doorashadda 2016

0
516

Baydhabo(INO)- Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha koonfur Galbeed  Soomaaliya ayaa sheegay in Doorashada soo socota hanaankeedu uu yahay mid Hufan isla markaana waxaa uu sheegay in ay ka duwan tahay Kuwii Hore Madama Xulashada Doorashadani ay ku xiran tahay Shacab Kor u dhaafaya Boqolaal Taasina ay tahay hor mar la gaaray ayuu yiri Maxaweynaha KGS.

Dhanka kale waxaa uu intaa raaciyay Madaxweynaha Konfur Galbeed Soomaaliya waxaa uu sheegay in qaab wanaagsan ay u dhici doonto dorashada islamarkaana ay ku qanacsan yihiin qaabka ay u dhaceyso dorashada la filayo n ay dhacdo dabayaaqada sanadkaan.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo