Dhageyso+Sawiro: Ururka Arlaadi ACF Oo Maanta Deeq Lacageed Gaarsiyey Bukaanada Ku Jira Isbitaalka Baydhabo

0
542

Baydhabo(INO)-Ururka Arlaadi  ACF oo fadhigiisu yahay dalka mareykanka  ayaa deeq lacageed soo gaalsiisay Dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii kadhacay Baydhabo ee jiifa isbitaalka Gobolka Bay.

Deeqdan Lacagta ah ee Maanta lagaarsiiyey dadka iyagu ku soo dhaawacmay qaraxyadii dhawaan kadhacay magaalada Baydhabo ee Kujira Cisbitaalka Gobolka Bay  oo gaareysay  1000,000 dolar  ayaa waxaa soodiray Ururka Arlaadi ACF ee kumideysan Bulshada Koonfur Galbeed  soomaaliya ee ku nool dalka Mareykanka .waxaana lacagtaasi loosoo wakiishay qaarkamid ah aqoonyahanada Kunool Baydhabo uu horkacaAyo Cabdi Cadow.

Waxaana sidoo kale qaybinta lacagtaasi goobjoogayaalka ahaa Masuuliyiin kala duwan oo ay kamid ahaaayeen masuuliyiinta Isbitaalkaasi intaa kadib qaarkamid ah dadkii lacadna lagaarsiiyey ayaa umahad celiyey dadkii soogaarsiiyey iyo dadkii soodiray intaba.

Cabdi Cadow oo kamid ah Aqoonyahanadii loosoowakiishay gaarsiinta Lacata Bukaanada kujira cibitaalka Gobolka Bay ayaa faafahiyey tirada Lacagta iyo halkay katimid  isagoo sidookale  umahad celiyey ururkii soodiray kaalmadan.

 Halkan Ka Daawo Sawiradda

01020404

0506

Sawir Qaade: wariye Siid Cali Muuse, Diyaariyaha Warkan Wariye Abshir  Maxamed Nuur Mandella

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here