Daawo: Dhismaha Xarunta Booliska Koonfur Galbeed Ee Baydhabo Oo Marayso Xeer Gebo Gebo Ah

0
639

Baydhabo(INO)- Dhismaha Xarunta Guud ee Booliska Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee Magaalada Baydhabo ayaa Xeer gabo gabo  ah marya, Isla markaana waa dhismo weyn oo ka kooban xafisyo, xabsi dadka si kumeel gaar ah loogu haayo Waa Masharuuc ballaaran oo Hada kasocdo Deeganada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dhawaan waxaa Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ay Guda GashaySahanka iyo dhismaha Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Baraawe Ee Gobolka Shabellaha Hoose, isl markaana waxa la sheegey in uu  yahay mashruuca ugu xoogan oo laga qaban doono Gobolka Shabeelaha Hoose  sidoo kale waxa xigi doono Dekada shida qorshaha yahay.

Sidoo kale Magaalada Xudur Ee Xarunta Gobolka  Bakool waxaa kasocdo mashaarica Danwadaag, Dowlada KGS waxay sheegdey inay ka go’an tahay dib u dhiska Deganada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo

xarunta booliskaIdale News Online, Baydhabo