Rome (INO)- Jaaliyada Soomaaliya Magaalada Rome Ee Dalka Taliyaaniga ayaa Si diiran ugu Soodhaweysay Madaxweyniyaasha Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Madaxweynaha Gal-mudug C/kariim Xuseen iyo Wefdi ballaaran ay la socodeen.
Idale News Online, Rome