Daawo: Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Oo Ka Jawaabey Su’aal Jawaabteedu In Mudo Ah La Sugayey

0
396

Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  ka hadlay gabdhaha Soomaaliyeed ee la sheegay in la geeyay wadanka Sacuudiga si ay kaga shaqeestaan dalkaas In Kastoo Warbaahinta Soomaalidu Si Kale U Warka U Dhigeen Sida Madaxweynaha Soomaaliya Ku Sheegay Waraysi Uu Bixiiyaay

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya  ayaa sheegay in wax ceeb ah aysan ahayn in gabdhaha Soomaaliyeed ay ka shaqeestaan wadanka Itoobiya, sidoo kalana dowlada haatan ay la socoto shaqooyinka ay qabanayaan.

Halkan Ka Daawo Video

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here