Dhageyso+Sawiro: Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Gaarey Magaalada Rome Ee Dalka Taliyaaniga

0
532

Rome(INO)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedyada Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Kan maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa gaaray Dalka Talyaaniga gaar ahaan magaalada Rome.

labada Madaxweyne ayaa shir ugu qeyb galaya magaalada Rome ee Dalka Talyaaniga, waxaana shirkaasi loogu hadlaya arrimaha Soomaaliya.

Madaxweyneyaasha Koofur galbeed Soomaaliya iyo Galmudug ayaa warbaahinta ugu warbixiyay shirka ay ugu qeyb galaya Talyaaniga gaar ahaan Magaalada Roma.

01

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Rome

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here