Dhageyso: Abwaan Tarash Oo Mudo Ka Dib Magaalada Baydhabo Soo Gaarey

0
385

Baydhabo(INO)- Abwaan Tarash oo ka mid ah Hal abuurada Gobolada koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa mudo 4 sano ka dib, dib ugu soo laabtey Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, isagoona  mudadaas uu ku suganaa Degmada Buurhakaba Ee gobolka Bay.

Halkan Ka Dhgeyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here