Dhageyso: Waa Sidee Xaaladaha Amni iyo Noolasha Dadka Degaanka Ee Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool?

0
418

Tiyeeglow(INO)- Gudoomiyaha Degmada Tiyeeglow Ee gobolka Bakool Mr. Foodcadde oo Wareysi Gaar ah siyey Warbaahinta IdaleNews.com ayaa ka warbxinyey Xaaladahii ugu dambeeyey Ee Degmadaas.

Gudoomiyaha ayaa sheegey in aminga Degmadu uu yahay mid aad u wanaagsan isla markaana dhoor ay sameeyeenHowlgalo adag ka dhanka ah Kooxda Mayalka Adag Ee Al-shabab.

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga oo uu  la yeeshey Wariyaha IdaleNews Baydhbo Siidi Cali Muuse Maxamed (Ateera).

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here