Baydhabo(INO) Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay C/laahi Cali Watiin oo wareysi Siyey Idalenews.com ayaa ka hadley wadooyink cusub oo la hergaliyey Qaar ka mid ah Wadooyinka Baydhabo isla markaana Maamulka iyo Hay’adaha DDG iyo Ilo ay isku kaashadeen.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga oo uu la yeeshey Wariyaha IdaleNews Baydhbo Siidi Cali Muuse Maxamed (Ateera).
Idale News Online, Baydhabo