Baydhabo(INO)- Gudoomiyaha Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool C/laahi Yariisow ayaa ka warbxiyey Xaalada Degmadaas isla markaana waxa uu sheegey Roob dadka iyo Duunayada ay ku diirsadeen uu ka da’ey Degmadaas.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga oo uu la yeeshey Wariyaha IdaleNews Baydhbo Siidi Cali Muuse Maxamed (Ateera).
Idale News Online, Baydhabo