Daawo:AMISOM Oo Mar kale Dowlada Koonfur Galbeed U Tababarayso Ciidamo Booliis Ah Oo Cusub

0
368

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ka socdo qorista ciidamo Booliis ah oo cusub kuwaasoo ay tababari doonaan howlgalka AMISOM.

Waxaa la baarayaa caafimaadka askarta la qoraayo iyadoo la hubinaayo dhirirka askariga Booliiska maadaama askarta Booliiska laga dhigaayo la doonayo indhirirkooda gaaro ugu yaraan 165 CM.

Halkan Ka Daawo

109

876

54

321

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here