Baraawe(INO)- Wefdi Ballaaran oo Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed C/laahi Mursal Ayaa Maalintii Labadd Ku Sugan Caasimada Baraawe Ee Gobolka Shabellaha Hoose isigoona Maanta Kormeer Ku Sameeyey xarumaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya, iskuulada iyo isbitaalka weyn ee Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Xafiiska Warqabadka Ee Baraawe