Daawo:Al-Shabaab oo Shaacisay Magaca, Sawirada & Qabiilka Ninkii isku qarxiyey Xerada CeelCadde

0
1024

Muqdisho(INO)- Al Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirro dheeraad ah oo muujinaya qaabka ay u fuliyeen weerarkii deegaanka  Ceelcadde ee Gobolka Gedo oo dhacay 15-kii Bishii January ee sanadkan.

Sidoo kale Al-Shabaab ayaa Sawirada Ay Soo Bandhigeen Waxaa Ka Dhax Muuqay Qafkii isku qarxiyey Xerada Ceelcaadde ah oo Magaciisa ay ku sheegeen Cabdulqaadir Axmed Cali “Farxaan”.

Halkan Ka Daawo VIDEO

Naftii haliga C/Qaadir Axmed Cali “Farxaan” Waxaa uu ka soo jeedaa Qabiilka Habargidir Jufa ahaana Saleebaan inkatoo kooxda Shabaab aysan Sheegin Dad Diisa iyo Meesha uu ku dhashay.

Al-Shabaab Muuqaalka  & Sawirrada ay soo bandhigeen ayeey ku faah faahiyeen Inta uu la egyahay Khasaaraha Ciidamada Kenya Ay ku gaarsiiyeen Weerarkii Xerada Ceelcadde Ee Gobolka Gedo horaantii sanadkan .

Kenya ilaa hada ma aysan cadeynin tirada rasmiga ah ee Shabaab ku dileen weerarkii Ceelcadde, inkastoo la aaminsan yahay ciidamo badan oo Kenyatti ah inay halkaasi lagu laayey kuwo kalana ay Maxaabiis unoqdeen.
Halkan Ka Daawo

Is qarxiye 2

 

Is qarxiye 1

Is qarxiye

Is qarxiye 10

is qarxiye 9

Is qarxiye 8

Is qarxiye 7

Is qarxiye 6

 

Is qarxiye 5

Is qarxiye 4

Is qarxiye 3

 

Is qarxiye 2

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here