Buurhakaba(INO)- Xogeyaha Nabed Galiyada Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Bay Cusmaan Kaarbiin ayaa Kawarbixiyey Dagaalkii Maanta Kadhacay Degaanka Buur Eyle oo hoos Yimadaa Degmada Buurhakaba.
Dagaalkaasi Oo dhexeeyay Ciidamada dowladda Koonfur Galbeed Soomaaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM iyo Xarakada Al Shabaab Kaasi Oo Uu Gestey Dhimasho Iyo Dhaawac Labada Dhinac Oo Dagaalka U Dhexeeyey.
In Mudo Ah Degaanka Buur Eyle Ayaa Waxaa Xukumi Jirey Urarka Al Shabaab Maantana Ay Lawaregeen Ciidamada Gaarka Ah Ee kgs o kaashanaya kuwa AMISOM.
W/Q:Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)