Daawo:Tirada Lacagta Koonfur Galbeed, DFS Iyo Al-shabab Ay Ka Helaan Isbaarooyinka Gobolka Sh.Hoose Oo La Shaacayey

0
528

Afgooye (INO)- Daraasad laga diyaariyay lacagaha ka soo xarooda isbaarooyinka yaala gobolka Sh.Hoose iyo gobolka Banaadir ayaa lagu ogaaday in lacago badan ay ka soo galaan Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo xukuumadda Soomaaliya. Dhammaan lacagahaas ayaa la ogaaday in ay ku dhacaan jeebka Shakhsiyaad.

Wasiirka warfaafinta Dowlada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka gacan seerey Warbxinta Macahdka sameeyey cilmi baarista  isla markaana waxa uu  sheegdey in 2 Isbaaro oo kaliye ka qaadaan Canshuurta.

Halkan  Ka Daawo 


Idale News Online, Afgooye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here