Dhageyso Wareysi :Ciidamada Gaarka Ah Ee KGS Oo Maalmahaani Howlgalo Kawadeen Degaano Hoosi Yimaada D/Berdaale

0
387

Berdaale(INO )Maamulka Degmada Berdaale Ee Gobolka Baay Ayaa Maalmahaani Ee Lasoo Dhaafey Ayaa WAxaa Ay Holgalo Adag Ayka Wadeen Degaanada Hoos Tagaa Degmadaasi Berdaale
Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Berdaale Cali Cadow Ayaa Waxaa Uu Ka warbixiyey Holgaladaasi Ay Qabteen Iyo Degaanada Ay Ka Sameyeen

Howlgalkaani Ayaa Waxaa Uu Ku Soo Aadeyaa Xili Dhawaan Ciidamada Gaarka Ah Ee KGS HobKoodi loogu Qeybiyey Degmada Berdaale Eee Gobolka Baay

W/Q Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)