Baydhabo(INO)- Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Baydhabo Kagaqiibgalay Munaasabad lagufuraayey barnaamij Wax lagubaraayo Ilaa 60 dhalinyaro oo lagasooxulay Xaafadaha Magaalada Baydhabo.
Munaasabada oo Aheed mid si aad ah loosoo agaasimay ayaa waxaa kasooqiibgaley wasiir kuxigeenka Wasaarada Qorsheynta KG xubno kasocoday Gudiga Shaqaalaha raidka Koonfur Galbeed Soomaaliya xubno iyaguna kasocoday Maamulaka Degmada.
Masuuliyiinta Hay’ada sooqabanqaabisay Mashruuca iyo Dad Ubadnaa dhaliro markaasi ladoonayo in Xirfado labaroMunaasabada ayaa ujeedkeedu aheed Mid Markaasi lagufuraayey mashruuc cusub oo ay maalgalinayso Dawlada Mariikanka islamarkaasina loogagonleeyahay in lagutababaro Ilaa 60 Dhalinyaro oo iskugujira Wiilal iyo Gabdho si mastaqbalkuna shaqa abuur looga sameeyo xifadaha ay barandoonaan.
Ugu horeyn Maxamed Cali Mahadi oo kamid ah Masuuliyiinta hay ada sooqabanqaabisay Masharuuca ayaa faafahinaya ujeedada Munaasabada.
Mashruucaan waxaa wax lagu baridoonaa ilaa iyo 600 Dhalinyaro oo iskugujira Wiilal iyo Dhalinyaro . waxaana Masharuuca maalgalinaya Dawlada USA.
Xasan Aadan Yaraw oo Xubin ka ah Gudiga shaqaalaha Rayidka KG ayaa si aad ah U soo dhaweeyay Mashruucan wax lagubaraayo Dhalinyarada . islamarkaasina laguladagaalamaayo Shaqo la’ aanta haysata Dhalinta Soomaaliyeed
“Aad ayaan usoodhaweynaynaa hadaanahay Gudiga shaqaalaha Rayidka KG Soomaaliya Hay’aduhuna waa in ay kudhiiradaan tababarida Dhalinta Soomaaliyeed simarkaasi loola Dagaalamo Shaqa la’aanta” ayuu yiri.
Ugu dambeyntii, Wasiir kuxigeenka Wasaarada Qorsheynta Koonfur Galbeed Soomaaliya Maxamed Xaaliji Maxamed ayaa kuladardaarmay Dhalinyarada ka faa’iideysanayssa Mashruucan in ay kudadaalaan sidii ay uga meridhalin lahaayeen waxaa ay barandoonaan Waxaan kuladardaarmayaa Dhalinyarada kafaa deysanaysaa Masharuucan in ay kadhiidhiyaan waxaa labaraayo . islamarkaasina ay kudadaalaan sidii ay wax ay barteen ay ugashaqeysan lahaayeen.