DHAGEYSO: Ciidamada Dowlada KGS Oo Dagaal Kula Wareegey Degaanka Gurbaan Ee Gobolka Bay

0
402

Diinsoor(INO)- Ciidamada Koofur Galbeed ayaa Al-shabaab kala wareegay Degaanka Gurbaan oo hoostaga Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay.

Halkan Ka Dhageyso

Taliyaha Ciidamada Koofur galbeed Xasan Maxamed Nuur ayaa sheegay in Ciidamada Koofur galbeed ay Weerar ku qaadeen degaanka islamarkana ay Shabaab kala Wareegeen halkaasi.

Taliyaha ayaa intaa ku daray in Ciidamada ay shabaab ka dileen ilaa 2 Dagaalyahan islamarkaana qaar dhaawaca ay hayaan.

Dhanka Ciidankooda ayuu Xusay in ay ka dhaawacmeen ilaa afar askari oo ka mid ah Ciidamada,haddana ay degaanka gacanta ku hayaan.

Idale News Online, Diinsoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here