Baydhabo(INO) – Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Jubba Ganaane State Jaylaani Maxamed Coof ayaa si kulul ugu hadley Dhibaatooyin uu sheegey in lagu haayo Dadka Reer Koonfureedka ah Ee Dhaqan Degaanda Maamukaas, sidoo kale waxa uu hanjabey Maamulka Jubba.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo