Daawo: Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Dhirta Ee KGS Oo Maanta Xafiis Cusub Ka Furatey Degmada Afgooye Ee G/Sh/Hoose

0
416

Baydhabo(INO)- Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo Dhirta Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta Xafiis Cusub ka furatey Degmada Afgooye Ee G/Sh/Hoose.

Munaasabada Furitaanka  waxa ka qiib Galey Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Dhirta Ee Koonfur galbeed Soomaaliya Madoobe Nuunow Maxamed, Wasiiro, Maamulka Degmada iyo Waxgaradka Magaalada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha  Hoose.

Wasiir Madoobe Nuunow Maxamed oo Munaasabada ka hadley ayaa Sharxey Qorshaha wasaaradiisa ee Seddexda  sano ee soo socota isagoona sidoo kale Xusey waxyaabhii u qabsoomey wasaaradiisa mudadii ay jirtey.

Halkan Ka Daawo Sawiradda

010203040506070809101113

14

Osman Yacquub, Idale News Online, Afgooye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here