Daawo: Dowlada KGS Oo Xaley Casho Sharaf Madaxtooyada Ugu Sameeysey Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya

0
406

Baydhbao(INO)- Waxaa xaley Madaxtooyada Dowlada Koonfur galbed Soomaaliya casho sharaf looga sameeyey Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Gen. Maxamed Sheekh Xaamud.

Halkan Ka Daawo


Waxa ka Qiib Galey Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan, Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya , Saraakiisha Ciidanka iyo Weliba Taliyaha Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya Gen. Ibrahim Macalin Kutub.

Halkan Ka Daawo

Idale News Online,

Somali News Desk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here