Dhageyso: Dowlada Koonfur Galbeed Oo Digniino Ujeedisay Maamulada Degmooyinka

0
397

Baydhabo(INO)- Sheekh Xasan Ibraahin Wasiirka wasaarada maaliyada Koonfur Galbeed ahna guddoomiyaha guddiga amniga  Koonfur Galbeed Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in maamulada degmooyinka Koonfur Galbeed lagu amray in ay qaadaan dhamaan isbaarooyinka yaalla degmooyinka ay ka taliyaan.

lugbuur

Waxaana dhanka kale uu tilmaamay in maamul walbo laga doonayo inuu fuliyo amarada ka soo baxay Koonfur Galbeed iyo guddiga amniga ee maamulkaasi.

Sheekh Xasan Ibraahin ayaa sidoo kale sheegay in Dowlada Koonfur Galbeed ay ka go’an tahay in la qaado isbaarooyinka yaalla guud ahaan  deegaanada ay ka taliyaan.

Ugu dambeyntii Koofur galbeed Soomaaliya ayaa mudooyinkii dambe waday howlgallo lagu qaadayo isbaarooyinka yaalla deegaanadooda.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here