Daawo: Dallada SOYDEN Oo Maanta Tababar U Soo Xirtey Qaar Ka Mid Ah Gabdhaha Baydhabo

0
323

Baydhabo(INO)- Tababar socodey mudo shan maalmood oo ay sooqaban qaabisay Dalladasa dhalinyarada  Ee Soyden islamarkaana loogu talagalay haweenka ayaa waxaa ka qayb qadanayey gabdhaha  Baydhabo ayaa maanta lasoo geba gebeyey.

Xirinaanka tababarkan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Xildhibaano iyo maamulka Degmada Baydhabo iyo Gomolka Bay.

Waxaana munaasabada xiritaanka tababar kahadlay masuuliyiintii ka soo qaybgashay oo dhamaandood soo dhaweeyey waxyaabihii lagu baranayey tababarkawaxaana ugudanbeyntii halkaasi shahaadooyin lagugudooonsiiyey Haweenkii tababarla qaatay.

Halkan Ka Daawo Sawirada

01020304SONY DSCSONY DSCSONY DSCSONY DSCSONY DSCSONY DSCSONY DSCSONY DSCSONY DSCAbshir Maxamed Nuur, Idale News Online, Baydhabo