Baydhabo(INO)- Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya C/laahi Cumar Fanax iyo Dudoomiyaha Degmada Baydhabo C/laahi Cali Watiin ayaa maanta dhagaxdhigay wado dhirirkeedi yahay 3 kilomitir ee kutaala Baydhabo.
Munaasabadan lagudhagaxdhigaayey wado dhexmartda xaafada waberi ee magaalada Baydhabo oo dhelerkeedu gaarayo 3 kilomitir ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiirka dhlinyarada iyo isbortiga gudoomiyaha degmada baydhabo cabdulahi cali watiin iyo masuuliyiinta shirkada dhismahan fulineysa.
Waxaa ugu horeyn kulanka kahadlay midkamid ah wasuuliyiinta shirkada IFka Bay Maxamed Aqay oo sheegay in halkan ka soosaaridoonaan wado hagaagsan.
Gudoomiyaga degmada iyo wasiirk isbortiga ayaa markii ay wadadaasi Dhagaxadhigeen kadib Waxay umahadceliyeen dadkii futhudeeyey hawshaaan ayagoona sidooka ladardarmay shirkada Ifka Baay oo fulineysa dhinman.
Ugu dambeyntii, Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baya ayaa mudooyinkii ugudanbeeyey waxaa kasoday dib u habeyn dhanka wadooyinka ah
Halkan Ka Daawo
Abshir Maxamed Nuur, Idale News Online, Baydhabo