Dhageyso” Wasiirka Maaliyada KGS Oo Ka Warbixiyey Nuxurka Ujeeda Ay U Gaareen Degmada Buurhakaba

0
421

Baydhabo(INO)- Howlgalkan oo ay hogaaminayeen Wasiirada Hubka Dhigista, Dhaqan celinta iyo tababarada maleeshiyadka,Maaliyada,Gadiidka iyo taliyaasha laamaha amaanka ayaa waxa ay kula dagaalmayeen isbaarooyinka yaala inta dhaxaysa degmooyinka Baydhabo iyo Buur-hakaba ee gobalka Bay.

Howlgalka oo ay si wada jir ah uga qeyb qaadanayeen ciidamada CBU Ee koonfur galbeed iyo kuwa dowlada dhaxe oo wata gadiidka dagaalka,waxaana markii danbe mas’uuliyiinta ay gaaren degmada Buurhakaba oo xaalad bani,aadanimo ay ka jirto.

Magaalada Buurhakaba oo wefdiga saacado ay ku sugnaayeen ayaa waxaa bulshada ay aad uga cabanayeen xaalad biyo yaraan ah oo magaalada ka jirta

Halkan Ka Dhageyso Wareysiga

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here