Muqdisho(INO)- Maalinta Biyaha Aduunka oo ku beegan 22 Marso waxaa sanad kasta maanta oo kale laga xusaa aduunka oo dhan.
Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ayaa maanta si weyn Looga Xusay Maalinta Biyaha Aduunka.
Munaasabada waxa Soo Qaban Qaabisey Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, isla markaana waxa ka qiib Galey Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo, Wasiiro iyo Qiibaha Kala gedisan Ee Bushalada.
Munaasabadda waxa ugu horeyn ka hadley Wasiir Ku Xigeenka Tamarata iyo Biyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ahna Ku simaha Wasiirka C/rashiid Axmed Sheekh
Isagoona sheegay ahmiyada ay biyhu u leeyihiin isla markaana waxa ku Baraarujiyey in doorka qofkasta uu ka qadaaan karo horumuarinta biyaha shacab ahaan dowalda ahaanba ay xilweyn iska saaraan, biyuhuna ay yihiin, Nolasha Aaadamiga Waxa Keliya ee Asaas u ah.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Baydhabo