Dhageyso: Madaxweyne Shariif Xasan”Al-shabaab dano shisheeye ayay ka shaqeeyaan”

0
210

Baydhabo(INO)- Shariif Xasan Sheekh Aadan madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa ururka Al-shabaab waxa uu ku eedeeyay in ay dano shisheeye ay ka shaqeeyaan oo ay yihiin dowlad diid, isagoo intaa ku daray in danaha ay leeyihiin aysan garaneyn.

Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa dhanka kale waxaa uu ciidamada ammaanka dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya uu kula dar daarmay in ay ka shaqeeyaan amniga.

Dhowaanahanba Koonfur Galbeed ayaa waxa ay wadeen dadaalo lagu sugayo amniga xilli ururka Al-shabaab ay dhowr jeer ooh ore ay weeraro ka geysteen goobaha uu ka taliyo maamulka Koonfur Galbeed.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here