Baydhabo(INO)- Maamulka Degmada Diinsoor Ee Gobalka Bay ayaa waxaa ay shegeen inay qorshaynayaan howlgal gocdoonka looga qaadayo degmadaasi.
Gudoomiyaha Degmada Diinsoor ee Gobalka Bay Maxamed Ibrahim Shig shigow ayaa waxaa uu sheegay in ay diyaarinayaan howlgal wayn oo ay ku doonayaan in go’doonka looga qadaayo degmadaasi.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Diinsoor