Dhageyso: Ciidamada KGS Iyo AMISOM Oo Isu Diyaarinaya Dib U Furka Wada Xariiriso Baydhabo iyo Waajid

0
263

Waajid(INO)- Maamulka Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool ayaa Sheegey inay isu diyaarinayaan dib u furka wadooyinka soo galla degmadaas.

Gudoomiyaha Maamulka Degmada Waajid C/laah Aaden Yariisow ayaa Warbaahinta u sheegey in haatan ay soconayaan  u diyaar garowgii ugu dambeyey  ee la doonaya in dib looga furo wadooyinka Soo galla Degmada.

Waxa kale uu sheegey inay diyaarinaya Ciidamadii iyo hubkii lagu wajahi lahaa Furitaanka wada xariiriso Baydhabo iyo Waajid . Al-shabaab ayaa go’doomisey Degmada Waajid ku dhowaad 3 sanadooda, iyadoona halkaas laga soo sheegayo inay ka jirto Macluul iyo Xumo.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Waajid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here