Dhageyso: Biyo La’aan Ka Tagaan Degmada Buurhakaba iyo Maamulka Degmadaas Oo La Eedayey

0
306

Buurhakaba(INO)- Wararka ka imaanaya Degmada Buurhakaba ee gobalka Bay ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay Biyo la’aan Ayadoo ay jiraan  Biyo la’aan Baahsan oo laga soo sheegayo Degaano badan Oo hoostaga Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Bay.

Odayaasha iyo Waxgaradka Degmada Buurhkahaba ayaa ka hadley Biyo la’aanta iyo horumar la’aanta Degmada Buurkahaba, waxayna  ku eedayeen Gudoomiyaha Maamulka Degmadaas.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Buurhkabba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here