Dhageyso:Gudoomiyaha Degmada Qoryoolley Waxaaa Isa Soo dhiibay Sarkaal Ka tirsan Alshabab”

0
241

Qoryooley(INO)- Gudoomiyaha Degmada Qoryoolley Maxamed Xaaji Cusmaan ay shegay in uu isa soo dhiibay Sarkaal ka tirsan Alshabab kaasi oo lagu Magacaabo Maxamed Cali Geedi wuxuuna sheegay in ay ku Wareejiyeen Taliska Amsom ee Gobolka Sh hoose islamarkaana loo soo Waday Dhanka Magaalada Muqdisho

Dhageyso Gudoomiyaha Qoryoolley

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here