Baydhabo(INO)- Kulankan ayaa waxaa looga hadlayay sugidda iyo xaqiijinta amaanka magaalada Beydhabo.
Maamulka iyo laamaha amaanka ayaa maanta waxa ay la kulmeen milkiilayaasha magaalada Beydhabo, iyadoo kulankaas laga soo saaray go’aano kala duwan.
Gudoomiyaha magaalada Beydhabo C/laahi Cali Maxamed Watiin ayaa waxa uu ka hadlay ula jeedada kulanka iyo waxyaabaha looga baahan yahay milkiilayaasha.
Halkan Ka Dhageyso
Audio PlayerIdale News Online, Baydhabo