DEG DEG: Ciidamada Amaanka KGS Oo Saaka 2 Ruux Ka Kaxeystey Xaafadda Horseed Ee Baydhabo

0
239

Baydhabo(INO)- Ciidamada Amaanka  Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa saaka bilaabeen Howgal adag, iyagoona labo qof oo la sheegey ina ka shaqaynayeen Garaaash ku yaalla Magaalada Baydhabo,  isla markaana lagu tuhunsan yahay inay wax ka ogaayeen habkii loo soo farsameeyey Gaarigii ku qarax Redo hortiisa kaasoo diley dad aad u tiro badan.

breakingIdaleNews

Jawiga Guud ee Magaalada Baydhabo  Ee Xarunta Gobolka Bay, ayaa Saaka degan, dadkii oo dhan waxay ku xuubmeen Isbitaalka Weyn ee Baydhabo.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, odayaasha Dhaqanka KG  Iyo dadweynaha ayaa ka naxay Dhibaatadii Shaley ka dhacdey magaalada

Idale News Online,Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here