Baydhabo(INO)- Dowlada Emaradka Carabta ayaa Maanta Deeq Timir Ah Gaar Siisay Xarumaha Agoomaha, Dhimirka Iyo Xarunta Naafada Degmada Baydhabo Ee Gobolka Bay.
Halkan Ka Dhageyso
Munaasabada Qiibinta Timirta waxa ka qiib galey Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna Duqa magaalada C/laahi Cali watiin iyo Xildhiaano, iyagaoona dhamaan dadkii loo qiibiyey ay u mahadcelinyeen Dowlada Wadanka UAE.
Halkan Ka Daawo Sawiradda









Wariye Siid Cali Muuse Ateera, Idale News Online, Baydhabo