Dhageyso Wareysi: Gudoomiyaha Degaanka Yeed Ee Gobolka Bakool Oo Sheegey In Degaankaasi Uusan Ka Tirsaneyn Bakool Sare

0
194

Yeed(INO)- Gudoomiyaha Degaanka Yeed Ee Gobolka Bakool Cali Yare C/laahi  Oo Wareysi Siyey Idalenews.com ayaa Sheegey In Degaankaasi Uusan Ka Tirsaneyn  Maamulka Bakool Sare oo dhawaan looga dhawaaqey Degmada Ceelberde.

Gudoomiyaha ayaa sheegey in dad fidno wadiyaal ah oo uu sheegey in lagu soo gamey Magaalada Muqdisho ay sameeyeen Maamulkkaas, isla markaana waxa uu ku hanjabey inay banaantahay duminta Maamulkaas, isagoona Taagyeerey Hanaanka Siyaasada iyo Geeda Socodka Nabadda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso Wariye Maxamed Wadani Uu La Yeeshey

Idale News Online, Yeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here