Daawo:Danjire Sayid Axmed Sheikh Daahir Oo Maanta Munaasabad Qado Sharaf Ah Loogu Sameeyay Magaalada Baydhabo Ee Gobalka Bay.

0
264

Baydhabo(INO)- Safiirka Dowladda Federaalka Soomaaliya U Fadhiya Dalka UgAnda Amb.Sayid Axmed Sheikh Daahir  oo Booqasho Ku Jooga magaalada Baydhabo Ee Caasimadda KMG Ah Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya  ayaa waxaa Uu Kulan Qado Sharaf Ah La Qaatay Qaar Kamid Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Baydhabo Oo Isagu Jira Odayaal, Dhalinyaro, Siyaasiin Iyo Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka KGS.

Halkan Ka Daawo Sawirada

Wariye, Bishaar Xasan, Idale News Online,Baydhabo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here