Baydhabo(INO)- Xildhibaan Ugaas Isxaaq Cali oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada Koofur galbeed Soomaaliya ayaa ka hadlay howl galada Al-Shabaab lagaga saarao Degmada Waajid oo ka mid ah Deegaanada ay weli joogaan Al-Shabaab.
Waxa uu sheegay in ay ka go’an tahay in ay Al-Shabaab ka saaraan deegaanada ay ka taliyaan Maamulkooda Koofur galbeed Soomaaliya.
Halkan Dhageyso
Idale News Online, Baydhabo