Dhageyso: Wasaarada Dhalanyarada KGS Oo Wado Qorshe Shaqo Looga Abuurayo Dhalinta KGS

0
182

Baydhabo(INO)- Wasaarada Dhalanyarada iyo Sports-ka Ee Dowlada KGS ayaa Wada Qorshe Shaqo Looga Abuuraayo Dhalinta KG Soomaaliya, isla markaana lagu wacyi-galinaayo Tahriibta iyo ka fogaansha Fekirka Kooxda Al-shabaab.

Wasiirka Wasaarada Dhalanyarada KG Soomaaliya C/laahi Cali Cumar (Fanax) oo wareysi Siyay idalenews.com ayaa sheegey in wasaaradiisu ay xooga saareyso sidii dhalanyarada KG Soomaaliya ay ku heli lahaayeen Shaqooyin.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here