Dibadbaxyo balaaran oo lagu taageersan yahay shirka ansixinta Dastuurka oo saakay ka bilowday magaalada Muqdisho. Dibadbaxaan ayaa ah mid si aad ah loogu taageeraya shirka ansixinta dastuurka cusub ee dalka uu yeelana, dadweynaha dibadbaxa ayaa waxa ka muuqato rajo weyn in uu ka soo baxa shirka shalay furamay. Waxa ka qeyb galaya dibad baxaan dhammaan qeybaha kala duwadan ee bulshadda magaalada muqdisho. Ciidamada wadooyinka ayaa amniga wadooyin si heer sare u ilaalinaya, dadweynaha ayaa wato boorar ee haldhigyo ee ku qoran yihiin kumeel gaar waan k aka baxeenaa iyo erayo kale ee lagu taageeraya shirka ansixinta dastuurka soomaliya dibadbaxaan ayaa si nabad ah u socda waxii ka soo kordhaa dibadbaxyadaa iyo wararka ee ku soo saabsan arimaha dartuurka wararkeena kale ayaa ku soo gudbin doonaa haddii alle idmo.
Idale News Online (INO) Mogadishu