Baydhabo(INO)- Iskuduwaha wasaaradda Beeraha & waraabka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee Gobolka Bay C/wahaab siraaji Sheekh Maxamed & godoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada Degmadda Baydhabo Muqtaar sharma’arke Garas ayaa maanta uqaybiyey 31 iskaashato qalab Beereed ay ku howlgalaan.
waxaana Saxaafadda lahadley godoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada Degmada Baydhabo Mukhtaar sharma’arke garas Isagoona hadalo dhiiro galinayo Beeraleyda UJeediyey.
” Waxaan hadda bixiney qalab dhan 300 oo isugu jira adeega beeraha lagu fasho waxaana noo qorsheysan in aan goordhow geen doonno tiro dhan 700 oo qalabka beeraha lagu fasho deegaanada hoos imaada degmada Baydhabo waxaana lahadlayaa Beeraleyda in ay iska dhaafaan Beerahooda ay katagayyaan Qaxootinimo ka dooranayaan Beerahoodi ayey ku baahi beelayaan anagana waxaan uballan qaadeynaa in aan usoodhicino xuquuqda ay ku leeyihiin dowladda & hay addaha quseysa beeraha” Ayuu Garas.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Baydhabo