Kampla(INO)- Munaasabad ay soo qaban qaabiyeen Qeybaha kala duwan ee Jaaliyada koonfur Galbeed ee ku dhaqan Magaalada Kampala Ee Dalka Uganda ayaa waxa ay isugu jirtay soo dhaweynta Wasiirka War faafinta iyo wacyi-galinta Bulshada Ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ugaas Xasan Cabdi Maxamed iyo dhaqaallee aruurinta TV iyo idaacad ay Yeelaneyso Dowlada KGS.
Halkan Ka Daawo.
Idale News Online, Kampla