Daawo: Waran Cade”Gaafow Wuxuu Ka Mid Ahaa Saraakiil Aan Xukumi Jiray, Warqadaasi Waa Been Abuur Iyagaa Farsameystay”

0
238

Hargeysa(INO) -Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa si jeesjees ah uga jawaabay hadal ka soo baxay Laanta Socdaalka Soomaaliya kaasoo ahaa in Wasir Warancadde uu qoray codsi uu ku dalbanaayo in Hargeysa laga furo Xafiis laga bixiyo Baasaboorka Soomaaliya si muwaadiniinta Somaliland u qaataan.

“Gaafow wuxuu ka mid ahaa saraakishii aan xukumi jiray, waa nin dishibliin leh lkn waxa uu wado waa loo soo dhiibay oo waa usoo dhiibay ninka Madaxweynaha ka ah Somaliya Xasan Sheekh oo been, cadaalad darro iyo qabyaalad  ku caan baxa” ayuu yiri wasiir Warancadde.

Halkan Ka Daawo 


Idale News Online, Hargeysa

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here