Baydhabo(INO)- Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wax weyn ka qabatey Xaalada Amniga,Waxbrashada, Ganacsiga iyo Caafimaadka mudii ay jirtey. iyadoona Magaalada Baydhabo Dowlada Goboleedka KG Soomaaliya ay ka hergalisey Laanta Socodaalka Jinsiyadaha.
Halkan Ka Daawo:
Idale News Online, Baydhabo