Daawo: Somaliland Oo Mudo 7 Cesho Ah U Qabatey Dadka Ka Soojeeda KGS Inay Isaga Baxaan Dhulkeeda

0
215

Ceerigaabo(INO)- Ganacasatada kasoo jeeda Degaanada koonfur Galbeed Soomaaliya kunool  somaliland ayaa loogu baaqey in ay kabaxaan somaliland waxaana arintaas kasoo baxadey maamulka somaliland.

Dadkan kasoo Jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo u badan ganacasto ayaa waxay cabasho kamuujiyeen wakhtiga yer lasiiyey ayagoo kacodsadey maamulka somaliland in ay u korniyaan maalmaha loo qabtey kana codsadey maamulka somaliland in lasiiyo 7 bilood si ay u aruursadaan hantidada kataala maamulka Somaliland.

Ugu dambeyntii, Puntlanda iyo Somaliland ayaa ah Degaano lagu dhibaateeyo Dadka Ka Soojeeda Degaanda Dowlada KG Soomaaliya ilaaa iyo haantan Dowalda KGS kama aysan hadal.

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, Ceerigaabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here