Muqdisho(INO)- Hay’adda Culiamda Soomaliyeed oo ka hadashay Weerarkii al_sabaab eey ku qaadeen Xeebta Liido ayaa Camaabreeysay weerarkaan oo dad badan oo rayid ah eey ku dhinteen
Sheekh bashiir Axmed salad Gudomiyaha Hay’adda Culimada ayaa sheegay in wax sal ku le islaamka eeysan ahayn leynta dadka rayidka ah taas oo ku tilmaamay in eey tahay wax lagu tilmaami karo Xasuuq
Sheekh bashiir ayaa Uga tacsiyeyay ummadda soomaliyeed dadkii Ku geeriyooday weerarkaasi ka dhaca Liido ,intii ku dhaawacantayna uu allaah uga baryay in uu Bogsiiyo
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Muqdisho