Dhageyso Wareysi:Baydhabo Oo Laga Hirgaliyay Shirkad ka Shaqeysa Qaadista Qashinka

0
237

Baydhabo(INO)- Mudo kadib Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay Waxay Yeelatay Shirkad ka Shaqeeysa Qashinka  taasoo Waxweyn ka Badali karto Nadaafada Magaalada.

Shirkada daryeelka ayaa waxaa aas aaaseen Ganacsatada Magaalada Baydhabo iyadoona ka shaqeyn  doonto Nadaafada Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Shirkadan ayaa ka Shqeeneysa Nadaafada Magaalada iyadoo Dadka ka Saacideysa in Qashinkooda Laga Saaro Magaalada isla markana la Geeyo Meel ku Haboon. Kaalinta Shirkada ka Qeyb Qaadan karto Hormarka Magaalada.

Maxamed Nuur Macalin Mukhtaar oo ka mid ah Milkiiliyaasha Shirka Daryeel Ee Baydhabo ayaa sheegay in Hormar Wanaagsan ay Tahay Shirkada ku soo Biirtay Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ugu dambeyntii, Magaalada Baydhabo ayaa Meelaha Qaar waxa Buux Dhaafiyey Qashin Tiro Badan kuwaasi oo Yaala Xaafadaha Magaalada.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here